"Oof Wareen Anaa Buurta Ka Soo Dajiyay, Xisbigii Waddani Ee Huwanta Igu Sheegayna.." Sam Sam Waddani

28,048
0
Published 2024-06-23
#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV

KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

All Comments (21)
  • @Banuhashim237
    FARIID WAA HABAR YARTAY❤❤ WAA HABLAHII GARXAJIS EE 100 HALAAD IYO QORYAHA IYO FARDAHA LAGA BIXIN JIRAY😊😊😊 2:30
  • Mansh Allah waxad tahey geesiyad qaran shacabka xalaash a ah baa ku ogo waxad noo tahadey samsam qaran wadani waa faqash waa la ogyahey ilaahey baa ilaashanay calanka taxowxidka laa kiin waan oganahey saxafada madax banaan iyo wadani iyo huwan iyo cadowga gudah iyo kadibad ee uu gadh wadank ka yahey mahad guulaad oo lagu soo adagsado xamar iyo inageel guul Somaliland ❤
  • Masha Allah, Ilaahay meel xun kuma dhigo, horuu suco sharaf iyo Cizi ku noolow markasta. 🎉❤
  • Masha Allah walahi wa gabadha fariid qaran ah waxay ugaatay xisbiga wadani ino yahay huwan
  • Walaahay waan qiirooday hadalkaaga illaahay haku barakeeyo samsan qof caqli badan baad tahay dalkaaga ayaa kuu baahan
  • Alle ayaa kaa saarey oo kaa badbaadiyey tariikh xumada reer wadani, say Alxamduli’Allah
  • @iftin2024
    Sorry samsam waan ka xumahay in xisbigii wadani huwan kalkaal noqdeen oo dalkoodii cadow u soo raaceen. Samsam qaran hadaanu ku leenahay maanta laga bilaabo, intii ku raacsan ka soo dareeri wadani waayo citiraafkaba way ka soo horjeedaan, guulayso habaryar hore u soco❤❤❤❤
  • Masha allaah, inaadeer Waan kuu ansixinay magacaas wll anoo HY ah waan kugu raacay balse waxaan kaa codsanayaa Kulmiye ku biir maadama aad qaran la baxday huwanta ha LA buufiyee guulayso inaadeer
  • Inanay Cirro waxa gacanta ugu jiriin uu munad yahay mar horan aragnay Sam sameey ee MashaAllah Allah haku xafido
  • @ukulm6841
    Zamzam qaran areer waad mahad santahay waanu ku soo dhawayna yaa Qanran baad tahay zamzam Qarankaagu wuu ku jeclyahay soo dha wow so dhawow maad mahad santahay......
  • Inaadeer wanu guuleesan soomaaliland illaahay ha barakeeyo wadanina ha xal mariyo inantaa
  • @fiburale5200
    Maasha allaah caqliga iyo cimriga alle hakuu daayo samsam guard qaran caqli badanaa caqli badanaa asal asal asal muwaadinka dhabta ahi waaa kaa noolow noolow walaal noolow xisbi aad hogaaniye ka tahay ayaad samayn doontaa waadna guulaysan doontaa maqla reer somalilanoow, reer ku waa ucud ilaah haku xafido ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤