WARARKA SOOMAALIDA: MUQDISHO + SOMALILAND + SSC KHAATUMO + DAWLAD DEEGAANKA

23,230
0
Published 2024-06-22

All Comments (21)
  • Allow unaxariso reer palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸 iyo reer somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Amiin Amiin Amiin
  • Guul shacabka iyo dawladda deegaanka Soomaalida guud ahaan gaar ahaan ciidanka deegaanka Soomaalida guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
  • Waa taariikh aad loogu farxo reer khaatumo ineey imtaxaanka shahaadiga ah ee wasaaradda waxbarashada fidiralka imtaxaanka kaqaado
  • Machallah inchallah guulastay midnimo somalies states sitte
  • @Soomaaliweyn1
    Iska dhiciya cadowga hantida somalida qaadan rabo cagta hala mariyo🦁guul iyo gobanimo somaligalbeed somaliweyn Waa tan miraha midnimadu ay leedahay Guul iyo gobanimo🇸🇴
  • Asc mwlid xaji masha allaah wankufarax sanahy inay shacbku bahdilan cidanka cadawga itopia
  • @maweelIbrahim
    M.a waan soodhawaynaynaa d dhexe somaliA ssc waxan sugnaaba waa in ay timaado awdal insha allah
  • Guleysta ree mataban ❤❤❤waligin cadow calol jilec ha usameynina
  • @MukhtaarDalab
    Walaalahaygasoomaaliyeedoow.Allshabaabtalasheegaa.waa.reergalbeedka oouu uguhoreeyo..maraykanku.ugunadabeeyaan.midawga.Afrikee.lasheego..haday.inadaayaankuwaa.aankorkusoosheegay..waxlayidhaahdo.alshbaab..lamamaqleen.
  • @lilsamiir1m
    Sixitaan: Galbeedka Gobolka Sitti Dheh, ma ahan Bariga Gobolka Sitti.
  • waxaa gun ah inta afka dheer ee soomaalida dhexdeeda isku dirta markii amxaarka yimaadana u sujuuda oo aan lahayn awood iyo islaanimo intaba, calaamadaas kuwa wata ayaa gun ah
  • Man waan sacabena sawabto ah dad dhiig leh baan arak oo axmaro iska celiyay😂😂
  • Hbn plesse follow very the war of sitti . Sitti is land of somali people and not the land cafar guul