Safarkaygii Dalka Gambia 🇬🇲 My Trip to Gambia

Published 2024-04-29
Waxaan booqday Gambia ee galbeedka Afrika, waxaan arki doonaa warbixin ku saabsan caasimadda Gambia ee Banjul

waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 55 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.

"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.

I discover the world on my way, and I have visited so far, 55 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .

==========================================

Follow me:

Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan

Facebook: www.facebook.com/geedisahan

Instagram: https: www.instagram.com/geedisahan/

==============================================

All Comments (21)
  • I am a Gambian living in Germany with a lot of brothers from Somalia.Lovely people a big sense of humour.Always a pleasure sitting and eating with them.
  • @youngmoe7210
    He’s damn right. “It’s not what your country can do for you it’s what you can do for your country” SOMALIA 🇸🇴
  • Gambia nin ilbaxa oo funny ah baa kugu soo dhoweeyay labadiinaba aad baan idiin salaamayaa
  • Geedi sahan wuxu u qalmaa 1m waayo adigo gurigaaga jooga ayuu kusoo tusaa wadamo badan wili kugu soo turjumaa afkaga hooyo bilis wiilkaan gor haloo qaado asxaabey🙏🏿❤
  • @user-mj8lu6lw3z
    waa wiil qalbi wanagsan oo jecel nabada, waa run nabad la,aaan waa nolol la,aan guuleyso walal
  • Xaqiiq ayuu ka hadlay walahi qof gobalka uu ka dhashay haduu ka tago gobal kale aado waxuu dareemayaa inuu marti yahay oo kale waa xaqiiq jirto walahi allah qalbiyadeen isku furo.
  • @kamole3
    The definition of “Do not judge a book by its cover”
  • @user-xx2ex2nj8f
    Thank you brother for showing us our brothers who live in Gambia
  • Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
  • @oHoade1557
    Somalidu waa xasidiîn walhi geedi sahn keep going pro
  • Warya ninku waa nin CABQARI AH oo waxkasta fahan san MSHA, ALLAH melkasta aad jogto ilahay hakugu nabad Yeelo 😕 Ilahay dalkagii oo nabad ah dib hakugu soo CelIYO..? AMIIN YAA RABII 🤲
  • Gambia waa dad wanaagsan rag badan ayaan sxbibo kala ahay weliba aan hal qol wada jiifanaa qaarkood walhi Kasoo hadal malli iyo senegal iyo weliba burkina faso🎉
  • @halimasultan03
    Favorite youtuber in one of my favorite places. Love this already ❤ Brothers of Africa. Africa unite 🙌
  • @mulkixoriyo
    Allow ku nabadyeel Somalida aduunka kaladaadsan. War dalka sidan ha loo dhaamo dadku dib ha ugu soo noqdee 🇸🇴❤️
  • @yasinabdi852
    Cumar waa nin ilbax oo funny aha youtuber fiican wuu noqon karaa sxb travel channel Western Africa sameyso . Link soo dhig . Keep going
  • Runtii geedi sahan waa nin shaqo fiican haya. Waxaan u dardaarmaya markasta cabsida alle wehesho allaha ku xifdiyee
  • Mashallah barasho wanagsan gabiya wa baranay gediyow somaliya ku so labo rob aya da aye qurxda wadanka noso gudbi inshallah gabiya gedka cabaha waxow uyahay sida somalia 🇸🇴 moska uyahay wa idin salamay somali calamada ey so xaden habartan wa ceb in calanka wadan kale ad shegatid baluka ha idiku filnado ❤Love Somalia 🇸🇴
  • @adamfarah7638
    Geedi sahan. Mahadsanid. Senegal ha ilaawin. Senegal waa wadan taariikh weyn leh waana wadan nabadeed. Gambia 🇬🇲 waa wadan wadankale ku dhex yaala
  • @omgdjag7568
    Looking forward to seeing more of our brothers and sisters in Gambia inshallah