SUNDUS PRANK UGU XUMAA KU SAMEEYEY IYADO SAFAR AH WEEY OYSAY..?😭

188,110
0
Published 2024-06-23

All Comments (21)
  • @imc9270
    Sunduss sida ay amiira u jeceshay lee😢❤
  • Sundus AMiira way jecshahy amiira xitaa siday udaryeesho markasta ayyyy illahay nabad ha iskugu soo celiyo 🤲🥺
  • @KOKOBULLE6616
    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤👍❤
  • Qeebta hore challenge qeebta dhaxe prank qebta dambe vlog😂😂😂seeax yeshay amira😂😂
  • Dunidan Ma soo marin Ruux ka sharaf Badan kana Run Badan Nabi Muxamed SCW ❤qosolka aduunka wey people who prank miyuu
  • Way adag tahay in la helo saaxiip dhab ah oo dhib iyo dheefba kula qaybsanaya alle ha isku kiin daayo sundus iyo amiira abaayooyin farxad ku noolada❤
  • @akfatima7321
    Amiira iyo sundus wlhi waaa dad aad isu jecel alleh haysu daaayo sanadkan qof daaacada lama helo amiira sundus ilaaaasho ❤
  • @BEPO123t
    Amiiro koko iyo sundus sundus bay jeceshahy marwalba isla socdan xita iyaday sii maca salamysay❤
  • @rshanna1911
    Nabiga ku sali walaal salalaahu caleyhi wasalam Dunipace masoo marin qof ka wanagsan❤😢
  • @Miskiyeyyyy
    Sunduseeeyyyy Wee Ku dhacday Maskiin😂😭💔
  • Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤❤❤
  • @Taliso269
    Zunduz safarka kuma faraxsano koko bey huri weysay moye team walbah farxada agtoode taala❤❤❤
  • @BEPO123t
    amiiro iyo sundus best friend 4ever❤